Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Xishood la`aanta dowlada xamar: Nin gurigaa haysta la heshii

Dowlada ayaa wafdi wasiiro ah u dirtay marka si dadkii dhulkooda xooga loogu qabsaday ay ayagoo dulaysan lala heshiisiyo mooryaanta soo duulay. waa yaabka...

Daawo Imaan Habar Gidir Ah oo u Dhaaranaya Xildhibaanada Beelaha Biyamaal

Duni aqara zamaan bal nala daawada Imanka beesha habar gidir oo u dhaaranaya xildhibanada kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose ee ka hadlaya xasuuqa ka...

Inaanilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Dhamaan bahda Daafeet Media iyo Reer Abicar Cali waxaa ey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Reer Maxamed Cismaan Duuble, Reer Cismaan Duuble iyo Reer...

Wakiilka Midowga Africa Mahamat Saleh oo soo Dhaweeyey Gudomiyeyaal loo Magacaabey Buulo Burde iyo Jalalaqsi

Wakiilka Gaarka ah ee Gudoomiyaha Midowga Afrika ugu qaabilsan Soomaaliya Danjire Mahamat Saleh Annadif ayaa soo dhaweeyay tilaabada Dowladda Federaalka soomaaliya ay u qaaday...

Xukuumada Federalka oo Maanta Ciidan Boliis Ah Geysey Degmada Jowhar

Cutubkii ugu horreeyey ee ka socda ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa xalay gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe. Ciidanka oo wata gawaarida gaashaaman iyo...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img