Odayaasha Dhaqanka ee somalilad ayaa maanta si kulul uga hadlay xasuuqa aan gabadhada laheyn ee ka socda Gobolka Shabeelaha Hoose.
Odayaasha ayaa ugu baaqay Madaxweynaha...
Farshaxanka weyn ee Amiin Camir ayaa waxaa uu ka sameeyey sawir cajaaib ah dulmiga la isku baheystey ee ka socda gobolka shabeelaha hoose, Dulmigaas...
Anagoo ka xanuunsaneyno dagaalada soo noqnoqday ee ka socda Shabeelda hoose, ugu horeen waxan u tacsiyeynanaa, dhamaan intii ku dhimatay oo shacab iyo dadka...