Daawo…Sida looga ciiday magaalada Atlanta USA

0
65

photo 3 (1)Guud ahaan Muslimiinta ku nool magaalada Atlanta ee gobolka Georgia dalka Maraykanka ayaa sida Muslimiinta kale ee caalamka ku kala nool waxay maanta u dabaal degeen maalinta Ciidul Fidriga kadib kolkii ay soo guteen waajibka Soonka.

Iyadoo ay Atlanta tahay magaalo ka mid ah magaalooyinka Maraykanka ee Islaamku ku badan yihiin ayaa waxaa Salaada Ciidul Fidriga lagu kala tukaday ku dhowaad 24 goobood oo isugu jiro Masaajido iyo goobo banaan oo loogu talagalay inay Ummaddu ku tukadaan.

photo 5 (1)photo 4

photo 3photo 4 (2)

photo 5photo 3photo 3 (1)photo 4 (1)photo 2photo 2 (2)photo 2 (1)photo 1photo 1 (2)photo 1 (1)photo 3 (1)