Dhegayso….Samaynta Gudi uu yeesho Olympicada Gobolada K/Galbeed oo Qaban qaabadiisu ay ka socoto Magaalada Baydhabo

1
34

sporttigiiMagaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa maalmahan dambe waxaa ka soconayey Qaban qaabada samaynta Gudi Olympic uu yeesho maamulka KoonfurGalbeed,Waxaana howshu ka socotaa gudaha gaar ahaan Baydhaba iyo dibada,Waxaana wax ka wada dad badan oo magac ku leh Sportigii hore oo wada reer koonfurGalbeed ah.

Haddaba si aan uga kuurgalno waxa uu yahay Gudigaasi iyo Ujeedada laga leeyahay dhismahiisa ayaa waxaan wareysi la yeeshay Cabdulqaadir Shariif oo ka mid ah Gudiga Qaban qaabada Olompikada Gobolada K/Galbeed ee Soomaaliya.

Isagoo ku sugan Magaalada Baydhabo ayaan ugu horeen Su,aasha aan weydiiyey ayaa waxay ahayd Maxaa keenay xiligan in gudi Olympic aad Baydhabo ka dhistaan iyadoo gudigii Olympicada dalka uu ka dhisan yahay caasimada magaalada Muqdisho?

Halkan ka dhegayso Cabdulqaadir Shariif oo ka warbixiyey dhismaha Gudiga Olombikada Gobolada K.Galbeed

Ku dhegayso MoobilkaagaCabdulqaadir Shariif oo ka warbixiyey dhismaha Gudiga Olombikada Gobolada K.Galbeed

1 COMMENT

Comments are closed.