Monthly Archives: March, 2014

Browse our exclusive articles!

Guuxa dadweynaha iyo Doorashada Madaxweynaha K/G ee maanta

Guud ahaan shacabka ku nool magaalada Baydhabo ayaa waxay maanta aad u hadal hayaan doorashada madaxweynaha Dowlad goboleedka KoonfurGalbeed Soomaaliya oo maanta ka dhici...

Dhegayso…Wararka Wadajirradio Atlanta

        ---Wafdi Wasiiro Ahaa oo Baydhabo booqday oo caawa Niyad jab kula noqday magaalada Muqdisho ---Gudoomiyaha Cusub ee gobalka Banaadir oo sheegay meelaha ay amni darida...

Kooxihii ka socdey xukuumada fadhigeedu yahay magalada muqdisho oo maanta dib ugu laabtey muqdisho

Wafdigii wasiirada ee ku sugnaa Magaalada Baydhabo ee Caasimada Koonfur Galbeed ayaa caawa dib ugu noqday Magaalada Muqdisho kadib muddo labo maalmood ah oo...

Dhegeyso:- Gudomiyaha golaha guurtida k/galbeed Malaaq Shuurow iyo qaar ka tirsan warbaahinta muqdisho waxa kala qabsadey

Wareysi aad u kulul ayaa maanta waxaa uu dhex marey Gudoomiyaha golaha guurtida koonfur galbeed somaliya Malaaq Shuurow iyo mid ka mid ah warbaahinta...

Dhegeyso:- Malaaq Shiine oo sheegey in maalinta Isniinta la dooran doono madaxweynaha Koonfur galbeed somaliya

Malaaq Cali C/raxmaan Cali Shiino oo kamid ergooyinka ku howlan dhisida Maamulka lixda Gobol ee Koonfurta Soomaaliya, ayaa wuxuu sheegay in maalinta Isniinta ah...

Popular

Webiga shabeele oo ku fahatay xaafado ka tirsan degmada beledweyne

Qeybo ka mid ah Xaafadaha Xaawa taako iyo Kooshin...

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka fuliyey deegaanka golweyn ee gobolka shabelaha hoose

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 26-aad guutada...

james swan oo mar kale loosoo magacaabay inuu noqdey ergeyga gaarka ah ee somaliya

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa James Swan oo...

Maxkamada racfaanka oo eedeysane siid cali ku xukuntey dil toogasho

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho...

Subscribe

spot_imgspot_img