Dhegeyso:- Reysulwasaraha iyo Madaxweynaha oo mar kale isku qilaafey isbedelka Xukuumada cusub

1
152

xasan iyo saacidMadaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa mar kale soo kala dhex galay khilaaf cusub oo ku saabsan is bedelka Xukuumada, iyadoo khilaafkan si aad ah looga dareemay xafiisyada labada Mas’uul.

Wararka ayaa sheegaya in Madaxweynaha uu dalbaday in is bedel guud uu dhaco, sida Ra’iisul Wasaaraha iyo macal Xukuumada inay meesha ka baxaan, oo uu Ra’iisul Wasaaruhu is casilo, halka Ra’iisul wasaarahana uu doonayo in Xukuumada isbedel ku sameeyo.

 

Khilaaf soo kala dhex gale dowlada

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilklaada

 

Khilaaf soo kala dhex gale dowlada Mobil
Daafeet.Com

1 COMMENT

Comments are closed.