Aqristayaasha sharafta leh waxaan halka idiinkugu soo gudbineynaa wareyisyo ku aadan aragtida umada somaliyeed iyo fikirka ey ka qabaan dhameystirka maamul u smayenta Koonfur galbeed somaliya wareysigaas oo inoo soo aruuriyey Ilyaas qalinle nala dhegeysta.
Daafeet.Com
waa in ay sameystaan mamul looo dhan yahay reer k/galbeed ee soomaliya,kuwa diidan waa kuwa doonaya iney dhibaato ku celiyaan umada soomaaliyeed, Wax walba oo ay sheegaana yaan la dhegeysan ee halagu dadaalo danta shacabkeena..
Waa waajib loo baahan yahay umadeena iyo dadkeena inaan difaacno umadaan waa umudu ku nool xudunta soomaaliyeed waxaan idiinka talinaayaa waa ionaad garbaha is qabsataan walaalayaal dad aan u baahanahay ma jirto malaagyada midnimo iyo in dhulkeena gor gortan galin karno.
Maasha,allah mamulka hala dhiso cid hor istagi karto malaha cidi isku dayda iney hor,istagto qori caaradisa ayan ku kala bexeynaa
Comments are closed.