Dhegayso…Ciidamo beeleed oo soo kala horjeeda oo maanta ku dagaalamay Garbahaareey

1
29

garbaDagaal udhaxeeya ciidamo kawada tirsan Dawlada Somaliya oo qaab beeleel u abaabulan ayaa maanta waxa uu ka dhacay magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo.

 

Dagaalkan oo mudooyinkii ugu danbeeyay ahaa mid goobkasta iyo waqti kasta la filan karay inuu ka dhaco gobolka maadaama waxa muranka uu ka dhexeeyo ay yihiin beelo ku dagaalaya awooda gobolka hayeeshee kan maanta ka dhacay Garbahaareey ayaa ka dambeeyey markii la isku afgaran waayey diyaarad shaqaalo hay’adeed siday oo dooneysay inay kasoo dagtay garoonka diyaaradaha Garbahaareey sida ay warbaahinta u sheegtay Haweenay iyadu sheegatay inay tahay Gudoomiyaha Ururka haweenka Garbahaarey oo lagu magacaabo Canab Maxamed Xersi.

Halkan ka dhegayso

Ku dhegayso Mobilkaaga

1 COMMENT

  1. Waan ka xumahay in shacabka loo horseedo dagaal walaalow dantaada gaarka ha fiirsanin fadlan fiiri maslaxada shacabka daga waan ka daalnay dan nooma aha danta shacbiga eega dulmiga ka daaya,

Comments are closed.