Dhageyso: Maxamuud Macalin Yaxye Jawaabta uu Ka Bixiyay Dhaliishii Gudoomiyaha G/Bakool isagoo jooga Baydhaba

0
53

yaxyeWareysigan ayaa muhiimadiisa waxaa ey eheyd in aan wax badan ka ogaano wax ka qabasha la’aanta xaaladaha bani’aadanimo ee ka jira gobolada Koonfur galbeed gaar ahaan gobolka Bakool.

Hadaba si aan arimahaas iyo kuwa kaleba wax uga ogaano ayaan waxaa khadka telefoonka aan la tiigsanay Wasiir ku xigeenka wasaarada Hormarinta Adeega Bulshada Maxamuud Macalin Yaxye oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo Janaay.

Wareysiga aan la yeelanay wasiirka ayaan wax badan ku waydiinay waxyaabaha quseeya safarkiisa Baydhabo iyo Xaalada Bani’aadanimo Liidata ee ka taagan Degmada Ceelbarde.

 

dhageyso wasiir maxamuud macalin yaxye

 

halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

dhageyso wasiir maxamuud macalin yaxye 

 

Daafeet.Com