Video

Daawo Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof Maxamed Cusmaan Jawaari oo Shacabka La Haldey

Gudoomiyaha baarlamaanka dowlada federaalka somaliya Prof Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa habeenkii xaley la hadley shacabka somaliyeed una sheegey inuu ogol yahay mooshinka laga keeney...

Daawo Shaqsiyaad Qaban Waayey Howshii Loo Idmadey oo Jawaari Usoo Jeediyey Inuu Is Casilo

Xildhibaan Cabdullahi Sheekh Ismaaciin iyo Xildhibaan Sheekh Adan madoobe oo labada kasoo jeeda koonfur galbeed ayaa labaduba waxaa ay safka hore kaga jiraan sidii...

Daawo Sir Ku Saabsan Sababta Ugu Waaweyn oo Ay Somaliya u Degi Ladahay

waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sir ku saabsan kheyraadka ku jira dalka somaliya taasoo ay salka ku heyso sababta dhabta ah ay soomaaliya la...

Daawo: Waa kuwee Wasiirada Maamulka Shariif Xasan ee Howsha oo Dhan Gacanta Ku Haya

Wariye Cali Xaraare iyo Wariye Yasin Ducaale ayaa maalintii Axada barnaamijkooda kaftanka siyaasada kusoo qaatay qaabka uu u shaqeeyo maamulka koonfur galbed iyo wasiirada...

Daawo Gudoomiyaha Xisbiga Wadani oo Kasoo Horjeestey Heshiiskii DP Wold Somaliland Iyo Itoobiya

Gudoomiyaha xisbiga wadani Cabdiraxman Cirro oo warbaahinta kula hadley magalada hargeysa ayaa sheegey in uu kasoo horjeedo heshiiska seddex geesoodka ahaa ee ay wada galeen...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img