Maqaalada

Dareen Li’ida Hogaanka Digil Iyo Mirefle Iyo Dayacnaanta Shacbiga

Shacabka koonfur galbeed somaliya waxaa ey soo mareen dhibaatooyin aad u badan 23 sano ee uu dalka somaliya ka jirey dagaalka sokeeyo taasoo caruurta...

Gudiga u xalaaleynta Maxaa tiriga ee Koonfur Galbeed Soomaaliya “Mailand”:

Dorraad waxaa lala tagey Jubba, Shaleynah Sh/hoose, Maantana Bakool, Berrina Baay, sheekaduna waa bye bye D+M+Biimaal aan is weydiinee? Maxaa dulliga ina badey, maxaa dhaman...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Calankii Ka Dhigtey Cagasaar

Umad weliba aduunka aynu dul saaranahay waxaa ay leedahay astaan lagu garto ,taasi oo tilmaamaysa haybadeeda iyo sharafta ay dunidani ku leedahay. Hadaba sharafta iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Fowsiya Yusuf oo ay Kooxda Monitoring Group Ku Eedeysey In ay Lunsadeen Hantidii Qaranka

Warbixin ka soo baxday kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan xayiraada xaga hubka ah ee saaran Soomaaliya iyo Eretria ayaa lugu sheegay in madaxweyne,Xasan Sheekh...

KA SHAQAYNTA ISKA HORKEENIDDA BEELAHA AW-DIGIL DANO SHISHEEYE AYEY DABADA KU HEYSAA

Anagoo ku hadleyna Magaca qurba joogta Beesha Shangamaas (Tunni), waxaan jawaab ka bixineynaa maqaalkii lagu soo daabacay website ka www.daafeet.com taariikhda  markay aheyd 12/05/2014...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img