Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:- Qaar ka tirsan Qurba jooga Digil iyo Mirifle oo Dhaliil u direy Prof Jawaari

Magaalooyinka Baydhabo iyo Muqdisho waxaa ka kala dhacay kulamo xasaasi ah oo ay yeelanayeen siyaasiyiinta iyo odayaasha beelaha digil iyo Mirifle. Kulamadaas ayaa ahaa kuwa...

Dhegeyso:- Wareysi gaar ah oo aan la yeelaney Gudomiyaha Gobolka Bay Cabdi Adan Hosow

Waxaan shaley wareysi dheex oo dhinacyo badan taabana aan la yeelaney gudoomiyaha gobolka Bay cabdi Adan Hosow wuxuuna inoo sheegey in xaalaga guud ee...

Dhageyso: Alshabab oo ka warbixineysa weerarkii ey shaley la begsatey Axmed Madoobe

Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyada weerarkii ka dhacay magaalada Kismaayo kaas oo ahaa mid loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo uu...

Dhegeyso:- Gudomiyaha Gobolka Bay oo ka hadley Shir loogu Gogol xaarayey Maamul u sameynta 6da Gobol ee Konfurta Somaliya

Maamulka Gobolka Bay ayaa maanta gelinkii dambe waxaa ey soo qaban qaabiyeen shir, Shirkaas oo ey kasoo qeyb galeen saraakiil gudoomiyaha goblka baay iyo...

Dhegeyso:-Taliyaha Cidanka Boliska Gobolka Sh/Hoose oo beeniyey in lasoo celiyey Isbaarooyinkii

Cabdi Ibraahim Shaamoow (Cabdi dheere) oo ah taliyaha qeybta Booliiska Gobalka shabeelaha hoose ayaa sheegay in ammaanka Gobalka Shabeelaha hoose uu yahay mid wanaagsan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img