Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Bananbax balaaran oo maanta ka socda Degmada Baydhaba kaasoo looga soo horjeedo shirka Bruselles

Waxaa maanta magalada baydhaba ka socda bananbax aad u balaaran oo loga soo horjeedo shirka loo qabtey somalida ee ka socda magalada bruselles waxaa halkaasi...

Dhegayso..Malaaq Axmed Cali"Gedo iyo Jubooyinkuba Baydhabo ayaa laga maamuli doonaa"

Malaaq Axmed Cali oo ka mid ah malaaqyada kasoo jeeda gobolka gedo haatana ku sugan magaalada Baydhabo oo kasocda shirka maamul u samaynta gobolada...

Dhegayso..Beesha Mariixaan oo aad u dhibsatay wafdi Xildhibaano ah oo gaaray gobolka Gedo.

Xildhibaano todobo ah oo kasoo jeeda gobolka Gedo ayaa waxay maanta gaareen magaalada Luuq ee gobolka Gedo. Xildhibaanadan oo kasoo jeeda beelaha Asalka ah ee...

Dhegayso…Anaga Waxaa na aqoonsan Caalamka ee Digil iyo Mirif yaa aqoonsanaya CIDNA.

Hilowle Aden oo ka mid ahaa maamulka kooxda Axmed Madoobe haatana ku sugan magaalada Kismaayo ayaa Wariyeheena KoonfurGalbeed waxa uu ka wareystay kulankii magaalada...

Dhegeyso:- Shekh Cabdulkhadir Somow oo ka hadley xarigii loo geystey

Waxaa maanta xabsiga dhexe ee Muqdisho lagu xiray Sh Soomow oo kamid ahaa Sraaakiisha Ahlu Sunna Waljamaaca, xarigiisa ayaana su’aalo badan la iska weydiiyay. Sheekh...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img