Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:- Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed Somaliya oo dhaliil usoo jeediyey Dowlada Federalka

Waxgaradka kasoo jeeda Gobalada Koonfurta dalka Soomaaliya ayaa dhaliil usoo jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxa ayna ku eedeeyeen in Dowladda Soomaaliya ay wado labo...

Dhageyso: Wareysi Aan La Yeelanay Gudoomiyaha Jaaliyada Digil i Mirifle ee Dalka Sacuudiga Cumar Bongo

Waxaa saaka warbaahinta Koonfur galbeed wareysi khadla telefoonka ah la yeelatay Gudoomiyaha Jaaliyada Koonfur galbeed ee Boqortooyada Sacuudiga Cumar Mursal Yaxye (Cumar Bongo). Dhageyso: Wareysiga...

Dhageyso: Suxufi Aqoonyahan C/casiis Saalax oo Is Barbardhig Ku Sameynaya Shirarkii Dowlad Goboleedka Loogu Sameeyay DM Iyo Shirka Hada Ka Socda Baydhabo

Dhegeystayaal waxaan shaley qadka telfoonka ku tiigsaney Suxufi C/casiis Sheekh Saalax oo sida aad ka warheysaan qoraalo badan ka qorey xaalada guud ee uu...

Dhegeyso:-Gudomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Cabdulkhadir Siidi oo sheegey inuu taageersan yahay Maamulka Axmed Madoobe

Gudoomiye C/qaadir Siidii ayaan wax ka waydiinay Raashin gargaar ahaa oo loogu talagalay dadka Sh/hoose oo shalay shakhsiyaad doonayay inay suuq Madow ku iibiyaan...

Dhegeyso:- Afhayeenka Bare Hiiraale oo sheegey in ey Kismaanyo Xoog kula wareegi doonaan

Xasan Qaasim Warsame oo ah Afhayeenka Col Barre Hiraale ayaa shaaca ka qaaday in ay Weraar ku qaadi Donaan magaalada kismaayo isla markasna aysan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img