Madaxweynihii hore ee somaliya Sheekh Shariif oo maanta gaaray magalada jowhar

0
61

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa goor dhaw gaaray magaalada Jowhar ee xarunta u ah dowlad gobolleedka Hirshabeelle.

Magaalada Jowhar waxaa maalintii shalay lagu dhaariyay xildhibaannada Baarlamaanka 2aad ee dowlad gobolleedka Hirshabeelle.

Lama oga ujeedada socdaalka Shariif Sheekh Axmed oo maalmihii ugu danbeeyayba la sii hadal hayay in uu taggayo magaalada Jowhar.

Socdaalka Sheekh Shariif aya akusoo beegmaya xili Hirshabeelle isku diyaarineyso doorashada guddoonka Baarlamaanka iyo madaxweynaha dowlad gobolleedka oo dhinac marka la eego dowladda dhexe ee Federaalku saameyn weyn ku leedahay.