Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Mar Kale Kulan Isugu Yeeray Hogaamiyeyaasha Maamul Goboleedyada

0
55

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa iskugu yeertay Shir deg deg ah mar kale inay iskugu yimaadaan madaxda Maamul Gobolleedyada.

Ujeedka shirkaan ayaa ah mid looga arinsanayo Doorashada Dalka ka dhaceysa.

Waxay madaxda kulmeysa isku waafaqi doonaan tirada guddiga ka shaqeenaya Doorashada Dalka ka Dhaceysa.

Heshiiskii Doorashada ee dhawaan la gaaray waxa uu ahaa in Doorashada noqoto mid dadban lana heli waayey wax walbo oo suurta gal unoqon lahaa qof iyo cod.

Shirkaan waxaa ka qeyb geli doono Ra’iisal wasaaraha cusub Dalka Eng,Rooble oo habeenkii Heshiiska la gaaray isagu la magacaabay.