Tacsi: Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

0
95

Aniga oo ah Axmed Sheekh Cusmaan Suldaan kuna hadlaya magacayga, kan xaaskayga iyo dhamaan kan reer Suldaan, waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh ugu dirayaa Yuusuf Abiikar Cali, iyo Xaaskiisa oo wiilkooda lagu dilay dalka Kanada.

Waxaan kaloo halkan tacsi taasi la mid ah ugu dirayaaa dhamaan qoyska reer Aabe Abiikar Cali Cumar iyo Hooyo Kahdiija Cabdulle Yuusuf. ILAAHAY sabar iyo iimaan haka siiyo qoyska, Isagana Jannadii fardowsa ALLAH haka waraabiyo.

Waxaa kaloo tacsi taa la mid ah diraya reer Cali Siidi waxaana ay leeyihiin samir iyo imaanilaahay ha inaga wadasiyo janadii fardowsana ilaahay haka waraabiyo.
Aamiin.