Dhegeyso:Wasiirka Warfaafinta oo Ka Hadlaya Kulankii Maanta ay Yeesheen Golaha Wasiirada

0
68

Kulanka Golaha Wasiirada ee maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa waxay kaga hadleen Arrimo badan oo ay ka mid yihiin Amniga, Dib u heshiisiintii ay gaareen Maamulka Galmudug iyo Ahlu suna,shirarkii ka qabsoomay magaalada Muqdisho iyo warbixino laga dhageystay Wasiirada qaarkood.

Kulanka Wasiirada uu shir guddoominayay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa sidoo kale inta uu socday waxaa lagu ansixiyay Qorshaha Amniga Qaranka ee shanta sano ee soo socoto,sida uu warbaahinta u sheegay Wasiirka Warfaafinta C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow.

GOLAHA-WASIRADDA-WASIRKA-WARFAAFINTA

Halkan hoose uga dhegeyso mobilkada

GOLAHA WASIRADDA WASIRKA WARFAAFINTA MOBIL