Daawo Abwaan Mustafa Sheekh oo Fariin u Direy Xildhinada K Galbeed

0
33

Abwaan Mustafa Sheekh ayaa waxaa uu fariin u direy xildhibanada koonfur galbeed iyo weliba shacabka koonfur galbeed waxaana uu u sheegey in Shariif Xasan uusan eheyn nin laga sugaayo inuu horumariyo deeganada koonfur galbeed isla markaana loo bahan yahay iney si deg deg ah wax uga qabtaan inta aysan dhibatada uu deegaanka ku hayo sii badan.