Akhriso Warmurtiyeed kasoo Baxay Madaxda Maamul Goboleedyada

0
85

War murtiyeed ayaa ka soo baxay golaha Iskaashiga maamul goboleedyada oo ay ku mideysan shanta maamul goboleed, waxaana looga hadlay xaalada guud ee dalka iyo qodobo kale.

Warka ka soo baxay madaxda maamul gobolleedyada oo ka kooban 8 qodob ayaa ugu horeyn looga tacsiyadeeyay umadda Soomaaliyed qaraxii ay dadka badan ku dhinteen 14-kii bishan, sidoo kale waxaa mahad celin loogu jeediyay umadda Soomaaliyeed, hey’adaha iyo dalalka ka qeyb qaatay gurmadka qaran ee loo fidinayo dadka ku waxyeeloobay qaraxaas.

Ayagoo dhanka kalana dhaliin kala dul dhacay dowlada dhex ee federalka.