Daawo:Bananbax aad u Balaaran oo Maanta Ka Dhacay Magalada Muqdisho

0
42

Kumannaan dadweyne ah oo ka careysan qaraxii ka dhacay Isgoyska Zoobe oo ayaa maanta ka socda inta badan magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa maalintii shalay ugu baaqay dadka reer Muqdisho in ay isugu soo baxaan dibadbax Alle loogu barayayo dadkii ku dhintay qaraxa iyo kuwii ku dhaawacmay.

Didbadbax ayaa si gaar ah u saameeyey gabi ahaanba isku socodka dadka iyo gadiidka in badan oo ka mid ah jidadka Muqdisho oo loo diiday in ay gawaaradu is ticmaalaan.