Banaanbax Looga Soo Horjeedo Qaraxii Soamlida Lagu Laayey oo Ka Dhacay Magalada Baydhaba

0
69

Magaalada Baydhabo Xarunta Gobolka Baay ayaa maanta waxaa ka dhacay Banaanbax Ballaaran oo looga soo horjeedo Qaraxii ka dhacay 14-kii Bishaan Magaalada Muqdisho.

Waxaa sidoo kale Magaalada Baydhabo ka socda Gurmad loo sameeynaayo dadkii ay waxyeelado soo gaartay.

Qaraxii sabtidii ka dhacay Muqdisho ayaa waxaa ku dhintay dad tiradooda kor u dhaaftey 300, waxaana sidoo kale ku dhaawacmay 400 oo qof.