Diyaarad Gargaar Sidey oo ka Timid Dalka Qadar oo Kol Dhaweyd Kasoo Degtey Garoonka Aadan Cade

0
110

Garoonka diyaaradaha ee Adan Cade ayaa kol dhaweyd waxaa kasoo degey diyaarad ka timid dalka qadar oo gargaar dawooyin ah u sidey dadkii sida arxan darada ah maalintii sabtida loogu laayey magalkada muqdhso.

Dalka qadar ayaa ka maid noqonaya dalalka sida dhaqsiyaha leh gargaarka ula soo gaarey shacabka somaliyeed.