Dhegeyso:Maamulka Degmada Xudur oo Qaadka Ka Mamnuucey Magalada Kadib Kolkii Ciidamada Ay Howl Geli Waayeen

0
58

Maamulka degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa ku dhawaaqay in guud ahaan Qaadka laga mamnuucay in laga soo dejiyo Magaalada xudur ee Caasimadda gobolka Bakool.

Maxamed Cabdi Maxamed Tol Guddoomiyaha Gobolka Bakool ayaa sheegay in wax qaad ah la keeni Karin magaalada Xudur ilaa amar dambe.

Wuxuu ku sheegay sababta inay doonayaan in ciidamada ay noqdaan kuwa hagaagsan oo isku diyaariya qaadista hawlgalo ka dhan ah Ururka Al Shabaab, sidaasi awgeedna lama huraan ay noqotay in qaadka laga joojiyo guud ahaan Degmada Xudur.

Maamulka Degmada Xudur

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Maamulka Degmada Xudur Mobil