Xukuumada Federaalka oo Sheegtey Iney Dib u Egis Ku Sameyn Doonto Jaamacada Ka Furan Magalada Muqdisho

0
71

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dib u eegis ay ku sameyn doonto Tayadda Waxbashadda Jaamacaddaha Faraha badan ee ku yaalla Magaalada Muqdisho.

Wasiirka Wasaaradda Waxbashadda dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dib u eegis ay ku sameyn doonto Tayadda waxbarashadda si gaar ah Jaamacadaha.

Wasiirka ayaa sheegay in Magaalada Muqdisho ay ku yaallaan in ka badan 50 Jaamacadood oo badankood ay liitaan nidaamkooda Waxbarasho.

Waxaa uu sheegay in aan la aqbali doonin in xarun waxbarasho oo aan buuxin shuruudihii laga rabay in ay ka furnaato Soomaaliya.