Dhegayso…Gudoomiyaha Dibadjooga ah ee Degmada Awdheegle”Xaalka Degmada Awdheegle waa caadi…”

0
93

Xaalada Degmada Awdheegle ee Gobalka Shabeellaha Hoose ayaa degan iyadoo ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM ay la wareegeen deegaano dhowr ah oo hoostaga degmadaas.

Hadaba si aan waxuga ogaano xaalada kacsan ee ka jirta magaalada ayaa waxaan wareysi dhinacyo badan taabanaaya aan la yeelanay Gudoomiyaha  Dibadjooga ka ah degmada Awdheegle Maxamed Aways Abuukar,
Waa  sidee Gudoomiye xaalada degmada Awdheegle xiligan?
Riix xarigan si aad u dhegaysato