Dhegayso…Dhalinta Muqdisho oo Baagamuundo-nimada laga saari doono

0
84
Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa soo dhoweeyay R/wasaaraha Soomaaliya oo maamulka Gobalka Banaadir ku amray in Shaqo la siiyo Kun dhalinyaro ah, iyo maamulka Gobalka Banaadir oo sheegay in si cadaalada ah ay ugu qaybin doonaan Dhalinyarada Soomaaliyeed.
Riix si aad u dhegaysato