Dhegayso..Yaa ka mas’uul ah Barakacayaasha reer K/G baahi darteed ugu la’anaya Xirooyinka looga ooday daafaha Muqdisho.

0
41

Wararka laga helayo caasimada magaalada Muqdisho ayaa ku waramaya in Barakacayaasha reer K/G baahi darteed ugu la’anayaan Xirooyinka looga ooday daafaha Muqdisho,

Saacadihii lasoo dhaafay ayaa ugu yaraan waxaa lasoo warinayaa in xerada Badbaado kaligeed ay ku geeriyoodeen 17 ruux oo Caruur u badan kuwaasi oo gaajada ugu darsantay Daacuun caloolaad.
Hadaba yaa ka mas’uul ah dadkaas le’anaya?

Halkan Riix si aad u dhegaysato