Dhegayso..Soomaalida Mareykanka oo markii ugu horeysay wax laga weydiinayo qaabka loo gargaari karo Soomaaliya.

0
40

Kulan balaaran oo ay ka qayb galeen qaybo kala gedisan ee Bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkan Mareykanka ayaa waxa uu todobaadkan ka dhacay magaalada caasimada ah ee Washington DC dalkan mareykanka.
Kulanka oo qabanqaabadiisu lahayd Safaarada Soomaaliya oo kaashanaysa wasaarada arimaha dibada dalkan iyo Hay’ada mareykanka u qaabilsan deeqaha dibada ee USAID ayaa waxaa looga hadlay qaabka ugu haboon ee loogu gargaari karo dadka ku hafta masiibooyinka soo laa laabtay ee ku habsada Soomaaliya.

Halkan ka dhegayso