Dhegeyso:Axmed Maxamed Islaam ”Axmed Madoobe” oo Sheegey In Ciidanka Milateriga Aysan Helin Daryeelkii Ay U Baahnaayeen

0
25

Madaxweynaha maamul Goboleedka 3da Gobol ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in ciidamada ku sugan degaanada maamulka Jubbaland daryeelkii ay u baahnaayeen in aysan ka helin dowladda Soomaaliya.

Axmed Madoobe ayaa sidoo kale sheegay in ay cabasho xooggan ka muujinayaan daryeel xumida ciidamada dowladda.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Axmed-Madoobe

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Axmed-Madoobe Mobil