Dhegeyso:Shariif Xasan oo Shaqo uu Qaban Waayey Ka Codsadey In Farmaajo u Qabto

0
27

Hogaamiyah maamulka 3da gobol ee Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in Xaalad adag ay heysato Shacabka ku nool degaanada Maamulka Koofur Galbeed.

Waxa uu sidoo kale sheegay in Al-Shabaab ay go’doomiyeen degaano badan oo ka tirsan gobolada ay Maamulaan Maamulka Koofur galbeed.

Shariif xasan ayaan marnaba afka ku dhufan ciidamada xiran dareyska dowlada ee daadsan inta u dhexeysa afgooye ila aiyo buur hakaba iyo afgooye ilaa iyo marka oo ayt dadka shacabka jidka ka mari la,yihiin isbaarooyin xad dhaafna dadka u dhigtey.

Si kastaba arintu ha ahaatee shacabka koonfur galbeed ayaa bnoqdey shacab dhexda u galey kooxda alshabab iyo koox kaloo u abaabulan qaab beeleedyo isla markaana sheegaanaya iney yihiin ciidan dowlada oo dadka ku gumaada wadooyinka isku xira maamulka 3da gobol ee uu hogaamiyah ka yahay Shariif Xasan.

SHARIIF-XASAN

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

SHARIIF-XASAN- Mobil