War Deg Deg Ah Golaha Wasiirada oo Maanta La Ansixiyey

0
47

Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku Ansixinayeen Wasiirada cusub Waxa ay ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka.

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa cod gacantaag ah ku Ansixiyay Xukuumadda .

Xildhibaanada soo xaadirey waxaa ay ahaayeen 241 waxaa ogolaadey 224 Xildhibaan waxaana diidey 15 waxaa ka aamusey 2 sida uu shaaciyay guddoonka Baarlamaanka.

Kulankan ayaa waxaa hsir gudoominaayey gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka C/wali Sheekh Ibraahim Muudey.