Dhegeyso:Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeele oo Eedeyn Usoo Jeediyey Dowlada Federaalka

0
39

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble oo maanta shir jaraa’di ku qabtay Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa uu eedeyn u jeediyay Wasaaradda arrimaha gudaha, gaar ahaan xoghayaha joogtada Wasaaradda arrimaha gudaha Prof. Yaxye.

Cali C/laahi Cosoble ayaa xoghayaha joogtada Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya Prof. Yaxye Cali Ibraahim waxa uu ku eedeeyay in shakhsiyaad aanan metaleyn Hirshabeelle uu ka qeyb galiyay shirar ay ka mid yihiin shirkii shalay ka dhacay Muqdisho, kaasi oo looga hadlayay xuduudaha dalka.

Hadaldiisana waxaa ka mid ahaa.

cod-cosoble

Halkan hoose uga dhegeyso mobilkada

cod-cosoble mobil