Dhegeyso: Waa Socon Weynee aa Orodno Shariif Xasan Oo Sheegey In uu Reysulwasaare Maamulkiisa u Samey Doono

0
33

Horjoogaha Maamulka Koonfur-galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa sheegay in uu doonayo in maamulka Koonfur Galbeed uu u sameeyo Ra’iisal Wasaare.

Maamul-gobolleedyada dalka Soomaaliya, ayaana loo ogoleyn in ay yeeshaan Ra’iisal wasaare iyo wasiiradda qaar.

Si kastaba arintu ha ahaateen maamulkan ayaa in ka badan 2 sanadoodba looga fadhiyey in uu yeesho madaxweyne ku xigeen shariif xasan oo diidey in uu sameeyey, ku dhawaaqida hadalka shaley kasoo yeerey ayaa dadka waxaa ay ku qiyaaseen in ay tahay wax iska cayaar ah oo uu shacabka koonfur galbeed ku marin habaabinayo.

Shariifka Xasan

Halkan hoose uga dhegeyso mobilkada

Shariifka Xasan Mobil