Dhegayso..Madaxii Isbaaroolayda Gobolka Shabeelaha hoose oo Howlgal lagu qabtay.

0
35

Madaxii Isbaaroolayda Gobolka Shabeelaha hoose gaar ahaan kuwa ka qawlaysata inta u dhexaysa Wanlaweyn iyo Buurhakaba ayaa waxaa maanta howlgal ku qabtay Ciidamada Kumaandooska oo kaashanaya AMISOM,

Dambiilahan la qabtay ayaa waxa uu ka tirsanaa madaxda Ciidanka Booliiska Dowlada Fedraalka waxa uuna kasoo jeeday beesha Hawiye oo iyadu duulaan ku haysata gobolka Shabeelaha hoose.

Halkan ka dhegayso qabashada madaxii Isbaarooleyda