Dhegayso…Wararka Wadajirradio Atlanta.

0
44
–Imaamka Masjid AlShaafici ee magaalada meanapolis oo sheegay inuu helay warqado hanjabaad ah oo Masjidka loo soo direy.
—Gudoomiyaha Baarlamaanka Fedraalka ah ee Soomaaliya ahna kusimaha Madaxweynaha dalka oo masuuliyiinta dalka uga digay inay ku kacaan falal Musuqmaasuq ah.
—Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo iska fogeeyay in dhul danguud ah uu siiyay dad gaar ah intii uu xilka hayay.
—Kaamirooyin qarsoon oo lagu xiray wadooyinka magaalada Muqdisho.
—Mid ka mid ah Saraakiisha ciidamada Dowlada oo isbaaro u taaley deegaanka leego oo howlgal lagu qabtay.
—Qilaaf Siyaasadeed oo wali ka taagan magaalada Cadaado iyadoo maanta
xildhibaano loo diiday inay galaan magaalada.
—-Ciidamo loogu talagalay sugidda ammaanka Dekadda magaalada Hobyo oo gaaray halkaas.
—Howgal lagu soo qabqabtay in ka badan 70 ruux oo laga sameeyay degmada Luuq ee gobolka Gedo.