Dhegeyso: Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo Aan La Yeelaney Aqoonyahan Saadaq Cabdullahi Cabdi

0
41

Warbaahinta Daafeet Media ayaa waxey wareysi dhinacyo badan taabanaya la yeelatey Aqoonyahan Saadaq Cabdullahi Cabdi oo ka tirsan aqoonyahanada koonfur galbeed oo ku nool dalka mareykankamagalada mannisota.

Qeybta dambe ee wareysigana waxaan wareysi la yeelaney mid ka mid ah dhalinyarada koonfur galbeed oo ku nool dalka mareykanka magalada houston texas oo magacaabo Taaha Maxamed Ibraahin.

Wareysigiina sidan ayuu u dhacay.

Sadaq Cabdulahi

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Sadaq Cabdulahi Mobil