Daawo Golaha Wasiirada Maamulka Shariif Xasan oo Markii Ugu Horeysey Ka Hadley Dhibaatada Ka Taagan Gobolka Shabelaha Hoose

0
22

Golaha Wasiirrada maamulka shariif xasan, ayaa markii ugu horeysey Maanta ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin arrimaha ammaanka gaar ahaaa xaaladda Gobolka Sh/Hoose oo ay colaado ka soo cusboonaadeen iyo sidii loo qaboojin lahaa.