Daawo Xeer Ilaaliya Guud ee Qaranka oo Ka Hadley Halka Ay Mareyso Dacwada Bada

0
22

Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka soomaaliyeed oo la hadlay shacabka soomaaliyeed ayaa sheegay in niyada dajiyaan islamarkaa usoo duceyaan gudiga dowlada soomaaliya usoo dirsatay maxkamada caalamiga ee Hegue.

Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in wax waliba ay ka hagran doonin kiiska bada soomaaliyeed waxaana oo sheegay in cadeymo rasmi ah soo bandhigi donaan.