Dhegayso…Afhayeenka Qurbajoogta Beelaha Jambaluul Kaahiye Dhuuboow oo ku baaqay in beeshu isku tashato.

0
64

Afhayeenka Qurbajoogta Beelaha Jambaluul Kaahiye Dhuuboow oo u waramay Wadajirradio Atlanta iyo Daafeet.com ayaa guud ahaan ugu baaqay in Jaaliyadaha beelaha Jambaluul meel kasta oo ay caalamka ka joogaan ay u diyaar garoobaan wax u qabashada ummaddooda ku nool gudaha dalka.

Halkan ka dhegayso Afhayeenka QB Jambaluul

Afhayeenka QB Jambaluul