Dhegeyso:Maamulka Degmada Buurkaba oo Dhaleeceyn Usoo Jeediyey Maamulka Koonfur Galbeed

0
36

Gudoomiyaha Degmada Buurhakaba Maxamed Cabdi Maxamed oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dadka kunool degmada Buurhakabo ay soo wajahday xaalad aad u adag ka dib markii ay gureen warihii biyaha ay ka heli jireen shacabka kunool degmada Buurhakaba.

Gudoomiyaha ayaa sheegey in marar badan ay maamulka koonfur galbeed ugu baaqeen in ay gacan ka siiyaan biyo la,aanta ka jirta deegaanka balse aysan weligood wax ka qaban.

maamulka-buur-hakaba

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

maamulka-buur-hakaba-mobil