Dhegeyso:Mid Ka Mid Ah Masuuliyiinta Somaliland oo Fariin U Direy Wadamada Igad “Riyo iyo Hami Aan La Gaareyn Dhib Badanaa”

0
27

Wasiirka arimaha dibada maamulka Somaliland Dr Sacad Cali Shire oo saxaafada kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa wuxuu sheegay in Somaliland ay tahay dal ka madax banaan Soomaaliya inteeda kale ayna doonayaan xaqa ay helaan wadamada IGAD ka tirsan.

Si kastaba arintu ha ahaatee somaliland ayaa in mudo ahba waxaa ay ku riyooneysaa in maalin uun ay noqoto dowlad gooni ah oo ka madax banan dalka somaliya taasoo hadii ay beesha caalamka ku caawini lahaayeena aysan ugu jirin wax dan ah.

dr-sacad-cali-shire

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

dr-sacad-cali-shire-mobil