Dhegeyso Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Fariin u Direy Maamulka Puntland

0
33

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar oo la hadlay warbaahinta ayaa maamulka Puntland ugu baaqay in ay xayiraada ka qaadaan gawaarida ku xayiran deegaanada maamulka Puntland.

Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa sheegay in maamulka Puntland aysan qaadin tilaabo ku habooneyn dadka kunool deegaanada bartamaha iyo sidoo kale deegaanada Puntland.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa

gudoomiyaha-gobolka-hiiraan

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

gudoomiyaha-gobolka-hiiraan-mobil