Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Xukuumada oo Ku Hamineysa In Aan Berito Laga Ciidin Magalada Muqdisho

0
41

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaadey in ay xukuumada damacsan tahay in ay hor istaagto in aan dalka laga ciidan maalinta berito ah ayagoo sababo uga dhigaayo shir ay iga ku yeelan doonan magalada muqdisho maalmaha soo socda.

ciidda