Aqriso Amar Kasoo Baxay Wasaarada Aminiga oo Sheegtey In Magalada Gudaheeda Aan Hub Lagu wadan Karin

0
32

Wasaaradda Amniga gudaha ee Soomaaliya ayaa maanta soo saartay digniin ah in laga bilaabo maanta oo bisha Saptember ay tahay 11 aanan lagu arki Karin Magaalada Muqdisho dhexdeeda Askeri hubeynsan oo ka mid aheyn hay’adaha Amniga loo xilsaaray keliya.

askar