Dhegayso…Wararka Wadajirradio Atlanta

0
51

calaamada

 

 

 

—-Shirka Hogaamiyaasha Soomaalida oo bari ka furmaya Muqdisho
—Talis Booliiska Gobolka Banaadir oo sheegay in nabadgelya darada ka jirta muqdisho ay mas’uul ka yihiin gudoomiyayaasha degmooyinka qaarkood
—Warbixin ku saabsan xuquuqda Aadamaha Soomaaliya 2012-2014 oo lasoo bandhigay
—-Qarax ay dad ku le’deen oo ka dhacay duleedka Afgooye
—Cisbitaalka Qoryooley oo xirmay
—-Banaanbaxyo qorshaha dowlada looga soo horjeedo oo ka dhacay gobalka Hiiraan
—-Howlgalo balaaran oo ka dhan ah Al-Shabaab ayaa ka socda gobalada Baay iyo bakool.

Dhegayso…Waraka Wadajirradio Atlanta