Dhegeyso Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Ka Hadley wadooyinka Ka Xiran Magalada Muqdisho

0
28

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlayey warbaahinta ayaa ka hadlay Wadooyin xiran ee ku yaalla magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Xasan Sheekh Maxmuud

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xasan Sheekh Maxmuud Mobil