Dhegeyso Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Hadlaya sababta Keentey In Doorashooyinka Dib u Dhac Ku Yimaadaan

0
28

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya Xasan Sheekh maxamuud oo ka hadlay arimaha la xiriira dib u dhaca ku yimid doorashooyinka ayaa sheegey inuusan marnaba raali ka eheyn in hal maalina ay dib uga dhacdo waqtigeeda Xiliga doorasho balse arimahan ay udhaceen oo kaliya cilado dhanka Farsamada ah.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Madaxweyne-xasan-Sheekh

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Madaxweyne Xasan Sheekh Mobil