Daawo Somalaay Iska War La.a Daawo Dagaal Ooge Muuse Suudi Yalaxoow Waxa uu Ka Aaminsan yahay Qurba joogta

0
50

Tan iyo burkii somaliya intuu dhacay waxaa jirta dad badan oo somaliyeed oo isaga soo cararey dagaalada dhamaan waayey ee ka socda dalka somaliya, maantase waxaa la yaab leh dadkii ka shaqeeyey dhibaatooyinkaas in ay maanta telefishin soo hor istaagaan lagana wareysto xalka somaliya iyo sida uu ku jiro bal nala daawada mid ka ah woor loorayaashii burburka dalka qeybta libaax ka qaatey Muuse Suudi Yalaxow waxa uu ka aaminsan yahay qurba joogtasomaliyeed.