Dhegeyso:Wasiirka kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo Ka Hadley Fatahada Webiga Shabeele

0
51

Wasiirka kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cumar Caymow oo ku sugan magaalada Jowhar ee Gobolka SHabeelaha Dhexe ayaa booqasho ku tagay meelaha uu saameeyay fatahaada Wabiga Shabeele iyo dhibaatada uu dadka u geystay.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Wasiirka Kaluumeysiga

Halkan hoose kaga dhegeysa Mobilkiina

Wasiirka Kaluumeysiga Mobil